Asharaaf

Asharaaf Waa Qabiil Kamid ah Qabiilada soomaaliya ugu waaweyn , waxaana uqeybsantaa : Asharaaf Xasan iyo Xuseen
(Waxaa laga soo toosiyay Ashraaf)
Asharaaf
الأشراف
 Soomaaliya

 Itoobiya  Kenya

Asharaaf
Meelaha ay ku badan yihiin
Qoryooley,Feerfeer,BuurCukur,Luuq,Berdaale,Muqdishu,Mandhera,Sarmaan
Saranley ,buulo asharaaf Baqdaad, faaxfaxdhuun,war gaduud, Rowlo Shariif, Asalan
Asalan, Warqadey, biyooley, Baaqey, Kal iyo Kooraar
Moolmad , Aarag , Goof Gaduud
Luqada

Somali Arabic Kiswahili

Diinta

Islam, Sunni

Dadka ay dhalyo wadagaan

Carab









Jufooyinka Asharaawaxay Ukalabaxdaa marka hore Xassan iyo Xusen .

wax ka badal

Asharaaf Xasani

wax ka badal

Ashraaf Xasan Waa Afar Beelood Oo waaweyn :

1- Beesha Reer Shariif Muxumed

Waa reer Aad U balaaran Oo Daga Qaybo Badan Oo kamida Dhulalka Soomalida Sida (Baaardheere,jawhar ,jamame,qabridahar,godey,

waxayna U kala Baxaan Sadax Lafood

1. Reer Shariif Diini

2. Reer Shariif Danbooy

3. Reer Shariif Diinle

2- Beesha Xasan Timo weyne

waa : shariif Xasan ( Xasan timo Weyne) bin Ahmed alwafi bin Amiin bin Jibriil bin Osmaan bin Saqaf al- hasani... Waxaa ukala baxaa saddex Lafood :

1. Reer Shariif Muuse

2. Reer Shariif cali

3. Reer Shariif Axmed

Asharaftan waxay ubadan yihiin Dhulka Soomaali galbeed Iyo Jubooyinka iyo shabeelada hoose .

3- Reer Shariif Nuur

Waxay kubadan yihiin itoobiya , Sidoo kale Gobolka Gedo

4- Besha Asharaaf Sarmaan

waxay ku abtirsdaan Sheekh Shariif Yacquub Yaxye Canuun oo kumagacdgeer (Sagaal xajiile ) kaas oo Abtirsigiisa ku dhamaada Sayid C/qaadir Al jeylaani , kadibna Xasan bin Cali bin Abii dhaalib.

waxay ukala baxaan 5 Lafood :

  1. Cimraan Yacquub (Daaye iyo Wiyeed)
  2. Isxaaq Yacquub (Waabgale)
  3. Aden Yacquub (Dhilaale)
  4. Xasan Yacquub
  5. Maxamed Yacquub

Waxay kubadan yihiin Bay iyo Bokool iyo Gedo . Ugaas Guud ee Asharaaf Cumar Wiyeed waa Ugaas Cabdi Aadan Isxaaq


Asharaaf Xuseyn Asharaaf Xusenyi waa Labo Beelood :

wax ka badal

Asharaaf Baacalawi :

1-Reer Sayid Axmed

2-Reer Shariif Maqbuul

3-Reer Shariif Xamduun

4- Al Nadiir

5-Al baasakuut

6-jamalulayl

7- Reer xaji amiin oo ah (mahdeli)


✓Reer Aw Xasan , waxay ladagaan ( Shiikhaal)

Waa labo jufood:

1-Reer aw saacid

2-Reer aw mahdi

Dadka ugu Caansan Asharaaf

wax ka badal

Cilimaa u' diin :

1- Sheekh Yuusuf Alkowneyn [oo ah Ah Qofkii Alifey Hingaada Carabiga ]

2- Shariif Yaxye Anuun (Sagaal Xajiile)

3- Shariif Cumar Aarak Iyo Walaalkiis Cabdalle Aarak

4- Sheekh Xuseen Baale yaale

5- Shariif Caydaruus Al nudeeri [duqii Hore Magaalada Muqdisho ]

3- Sayid murshid sayid cabdalla

4- Sheekh Cumar Faaruuq [waxa uu aha ninki qoraanka oo dhan si fasiix umada ugu turjumay luqada afka somaliga]

5- Sheekh Sharif Cabdinuur (Aabihii xadiiska).

6- Sheekh Shariif Nuurow Aamiin Barkhadle [oo ahaa Caalim weyn oo Diinta Islaamka faafinaayey, waana Aasaasihii Jameecada Rowlo oo ku caanbaxdey fidinta Dacwada Islaamka]

7- Sayid Axmed sayid abdulwahid [oo ahaa ninkii qarnigii 19aad ugu cilmiga badna afrika, sida ay shegaan culimada reer Makka]

8- Sheekh Shariif macruuf Shariif Axmed

9 - Sheekh Shariif Dhawiil

10 - Sheekh Shariif Siidkey Nuurow Aamin

11 -Sheekh C/raxmaan Markaawi

12 -Sheekh Maxamed Haadi (AUN)

14- Sheekh Cabdiraxmaan Abaayle [oo ahaa Imaankii afaraaf Ee Imaaradii Ibeerey ee Baardheere]

17- Sheekh Ibraahim Cabdullahi Cali [oo ah qoraaga buuga (بشائر العلماء بدلائل الفقهاء)]

18-Sheekh Maxamuud Fanax

19-Sheikh Cabdiraxmaan Shariif

20-Sheikh Zakariye Shariif Xasan

21-Sheikh Maxamed Cumar

22-Sheikh Shariif Maxamed Dhuub

Siyaasiyiinta Asharaaf

  1. Shariif Xasan sheekh Aadan oo ahaa madaxweynihii labaad ee koonfur galbeed

2.Sharif Salah mohamed Ali (xildhibaan hore)

3. Xildhibaan Shariif Maxamed C/llahi

4. Xildhibaan Shariif mustaf

5. Fahad yaasiin xaaji daahir

6. Xildhibaan Saalax Shariif Diidkey

7. Xildhibaan Axmed weli

8. Wasiir Cabdiraxmaan Shariif Xuseen

9.Wasiir Maxamed Shariif Carmo

10- Wasiir Faarax Sheikh Cabdiqaadir (Wasiirka Waxbarashada dowlada Federalka )

11. Wasiir Maxamed Shariif Isxaaq

12. Safia Ba-alawi (Gud. Deg. Shangani ee gobolka Banadir)

13. Prof. Abdulaziz Sharif Aden Abdurahman [ oo ahaa Abwaan , Qoraa , Doctor , wuxuu noolaa inta udhexeyso 1949-2020 ]

Fanaaniinta Asharaaf

  1. Shaadiyo Sharaf
  2. Hani Uk(Fanaan)
  3. Hani Uk(fanaan)

3. Doni B(fanaan)

4. Najma Nuura (fanaan)

5. Axmed Sharif Killer (fanaan)

6. Sharif Bastow(fanaan)

7-Idil Ayruush (fanaan)

8-Nimco Liina (Fanaan)

9- Mukhtaar sooshiyaal (Fanaan)

10-Mahdi shariif Macruuf (Fanaan)

11- Aadan Onkod (fanaan)

12- king Khalid (Fanaan)

  1. Shariif Hassan Adan Mohmed (Mamulka masjad al_suna)