Fahad Yaasiin Xaaji Daahir waa siyaasi Soomaaliyeed iyo wariye hore, wuxuu ka soo shaqeeyay tiifiiyo caalami ah sida Al-Jasiira, xiligii Madaxwyne Farmaajo wuxuu noqday la Taliyaha haayada sirdoonka Somaliya ee NISA, markaas uu noqday qof aad u kala wada siyaasada Soomaaliya, laakin wixii ka dambeeyay doorashooyinkii 15 May ee dalka Fahad ayaa isaga tagay dalka.

Fahad wuxuu ku hadlaaa Carabi, Ingriis iyo Somaali

Taariikh-Nooleydkiisa wax ka badal

Aragtiyada ku aadan wax ka badal

Waxey ku tilmaamaan dadka taageersan qof aad u fahansan siyaasada, kala yiqaaana cadowgiisa iyo ka wadankiisaba, sidoo kale khibrad u leh meeshuu  socdo iyo wuxuu doonayo