Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Aqalka sare

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Af Ingiriis : The Upper House of the Federal Parliament) waa aqal ka mid ah labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya (kaasoo la shaqeeya golaha shacabka. waxaa la aasaasay 2012 waloow aan xubno la soo xulay aysan jirin hadda awiidiisa waxaa la siiyay Madaxweynaha iyo madasha wadatashiga qaran ee Soomaaliya.

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka
Coat of arms or logo
Qaabka
QaabkaAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Hogaanka
Gudoomiyaha Aqalka SareWeli lama dooran, ?
tan iyo mm dd, yy
Qaabka
Tirada Xubnaha54 xubnood
+ 18x3 gobolkiiba saddex
Senate of the Republic (Somalia).svg
Qaybaha Siyaasadda18 (Gobol)
Doorashooyinka
Doorashadii ugu dambeeysayDoorashadii 1984
Meesha ay ku kulmaan
MogadishuHeadquarters.jpeg
Ufficio Governo, Muqdisho
Website
http://www.parliament.gov.so

Dastuurka

Sida uu qorayo dastuurka qodobka 72aad, tirada xubnaha ka ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka waxaa si toos ah, qarsoodi ah oo madaxbannaan u dooranaya shacabka Dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka, tiradoodana waa ugu badnaan 54 Xildhibaan oo ka imaanaya 16kii gobol ee Soomaaliya lahayd ka hor 1960kii, iyada oo saldhig looga dhigayo:

  • (a) Tirada Dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka;
  • (b) Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka waxay Aqalka Sare ku

yeelanayaan xubno tiro isle’eg ah;

madasha wadatashiga qaran ee Soomaaliya

Aaqalka sare ayaa ayaa loo qaybiyey lix Dawlad Goboleed oo afar kamid ah la siiyey midkiiba 8 Xildhibaan, halka Puntland iyo Somaliland midkiiba la siiyey 11 Mudane/Marwo.

Qoondada Haweenka ayaa lagu sheegay war-murtiyeedka in ay heli doonaan 30% tirada Xildhibaanada, sida ku cad heshiisyadii Garoowe1 iyo Garoowe2.