Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1984

Doorashada Baarlamaanka waxay ka dhacday Soomaaliya 31 Diseembar 1984. Dalka waxa uu ahaa Dawlad-hal xisbi ah waqtigaas, XHKS waana xisbiga kaliya ee sharciga ah. Codbixiyeyaasha waxaa la waydiistay in ay haa ugu codeeyaan 171 oo ka socday Xisbiga Hanti-wadaagga Kacaanka Soomaaliyeed. Waxaana la soo wariyey in ay ucodeeyeen 99.86%.[1]

NatiijooyinkaEdit

Xisbi Codad % Kuraas
XHKS 4,207,977 99.89 171
Diiday 4,700 0.11 -
Xumaaday/Codad banaan 1,990 - -
Wadarta 4,214,667 100 171
Source: Inter-Parliamentary Union

XigashoEdit

  1. Somalia Inter-Parliamentary Union