Yaafa (af-cibri :יפו af-carabi يافا) waa mid ka mida magaalooyinkii ugu qadiimsanaa wadanka falastiin, maanta waxay hoostagtaa talaabiibta Israaiil, waxay saarantahay xeebta bari ee badda cad, qudus waxay ka fogtahay 55 kiilo mitir galbeed, meel istaraatiiji ah bay ku taalay falastiiniyiintana waxay u ahayd magaalooyinka ugu muhimsan, waagii qabtii waynayd ku dhacday falastiin sanadkii 1948 markii in badan ee carabtii degenayd ah laga qixiyay,  ku dhawaad waxaa degen 60,000 oo qof uu yuhuud u badan, iyo tiro aad u yar oo carab ah. Waa Joppa qadiimiga ah.

Yaafa

יפו
{{{type}}}
Yaafa is located in Earth
Yaafa
Yaafa
DalkaIsraaiil
DegmadaTala'abiib
La asaasay4000 M.K.
Golahaygii ugu horeeyay1885
Furaha00972/3

Sawirro Tariikhiga ah wax ka badal

 
Boqorkii Cusmaaniyiinta Qasrigiisi


 
dhisme islaami ah oo yaal yaafa
 
suuqyadii yaafa xiligii cismaaniyiinta
 
xaafadaha qadiimka ah yaafa
 
xaafadaha qadiimka ah yaafa
 
liin macaanka yaafa
  1. ^ موقع مسجد حسن بك. Archived Diseembar 17, 2014 // Wayback Machine
  2. ^ فيديو لمسجد البحر في يافا. على يوتيوب
 
xeebta


 
wado tareen
 
bas dalxiis yaafa
  1. "موقع مسجد حسن بك.". Waxaa laga kaydiyay the original 2014-12-17. Soo qaatay 2015-12-22.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. Template:يوتيوب