Qudus waa magaalo kutaala dalka Falastiin. Qudus waa magaalamadaxda shacabka Falastiin waana qibladdii hore ee Muslimiinta. Qudus waxa ku yaala bayt alaqsaa oo ah qibladda saddexaad ee islaamka. Qudus waa magaalo aad u taariikh dheer. Magaalada qudus waxey u kala qeybsantahay labo qeybood., qeyb waxey magaalamadax u tahay dadka Falastiinyiinta ah, qeyb neh dadka Yahuuda ah. Sanadku markuu ahaa 1949 ayaa Yahuuda waxa ay ku dhawaaqeen in ay Qudus tahay magaalamadaxda israaiil, waxaanay u soo rareen inta badan wasaaradaha dawladdooda iyo xarumaha dawladda waxayna dajiyeen qaybta ay ka haystaan magaalada qudus balse caalamku uma aqoonsana.

Qudus, Yeruusaalem
Ingriis: Jerusalem

יְרוּשָׁלַיִם (Yerushalayim)
القُدس (al-Quds)
Magaalo
Jerusalem infobox image.JPG
Flag of Jerusalem.svg
Flag
Emblem of Jerusalem.svg
Coat of arms
Waxa Mamulasha Israaiil
Waxa sheegta Falastiin & Israaiil
Dowlada
 • Duqa/Mayar Morshi liyon

1027 C.H. Dhisiddii macbudka Yeruusaalem baa la dhammeeyay, 607 C.H. Baabbiʼi Yeruusaalem. Bilowgii maxaabiisnimadii Baabuloon, 537 C.H. Yuhuudi Yeruusaalem bay ku soo noqdeen, 455 C.H. Yeruusaalem derbiyadeeda dib baa loo dhisay. 69 toddobaad oo sanadood baa bilaabmay, 70 C.D. Rooma Yeruusaalem iyo macbudkeeda bay baabbiʼiyeen[1].

  1. Taariikhda Kitaabka