Xidhiidhka Dibada ee Somaliland

Xidhiidhka Dibada ee Somaliland Waa mid aad iyo aad u fiican oo ku xidhan kala danbayn iyo saaxiibtinimo. Dawlada Somaliland waxa ay Xidhiidh la leedaha dawlado badan oo caalmka katirsan in kasta oo aysan wax Ictiraafa wali helin hadana waxa ay mutaysatay in ay samaysato saaxiibtinimo qadarin mudan.

wasaarada Arimaha dibada Ee somaliland waxa ay dublumaasiyiin iyo Safiiro joogto ah ku leedahay dawlado badan oo caalmk akatirsan. dawlada somaliland waxa ay Xidhiidh gaar ah oo aad iyo aad u fiican la leedaha sida wadamada Midawga Yurub, Jaamcada carabta, Ururka Midawga Afrika, iyo Hay'ado iyo ururo dulumaasiyadeed oo aad ubadan. Taywan waxay u aqoonsan tahay Somaliland inay tahay wadan madaxbanaan.[1]

Qaar kamida wadmada Xidhiidhka ay lawadaagto wax ka badal

somaliland waxaay xidhiidh saaxiibtinimo oo soojireena la wadaagtaa wadamo badan oo caalamka kamida sida:

Baasaaboorka Somaliland wax ka badal

Somaliland waxa ay leedahay baasaaboor lagu tago meelo badan oo caalamka kamida, waxaana ka mida wadamada lagu tagi karo Itoobiya.Britain.Jabouti.Taywan. etc.

Tixraac wax ka badal

  1. The New York Times https://www.nytimes.com/reuters/2020/07/01/world/africa/01reuters-taiwan-somaliland.html. Soo qaatay 1 July 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Contacts and addresses of the Somaliland Representative Offices around the world". Waxaa laga kaydiyay the original 2010-03-27. Soo qaatay 2020-07-05.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  3. Somaliland Mission UK Retrieved 2020-06-25.
  4. 中華民國外交部 https://www.mofa.gov.tw/News_Content_M_2.aspx?n=8742DCE7A2A28761&s=2FF8BD1C90C68576. Soo qaatay 1 July 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)