Xagar
Xagar waa degmo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Degmada waxay deris la tahay degmada Afmadow, dhanka gobolka Jubada Dhexe waxay deris la tahay magaalada Bu'aale. Degmadu waxay degmanimadeeda qaadatay sannadkii 1987. Degmada waxaa hoos yimaada in ka badan 55 tuulo. Degmadu waxay caan ku tahay cimilada wanaagsan, taaso ka dhigan inay ku fiican tahay in laga dhalin karo koronto. Degmada waxa dega beesha Jidwaaq, gaar ahaan beesha Bartire Habar Saacad, Maxamud Axmed. Beelwaynta Habar Sacad Waxay ukala baxdaa sida tan 1.Cabdille Guuleed 2.Xuseen Guuleed 3.Nuur Guuleed 4.Yusuf Guuleed 5.Axmed Guuleed 6.Cali Wacays 7.Cabdi Wacays 8.Xuseen Wacays 9.Cilmi Wacays 10.Axmed Wacays 11.Aamin Gaboobe 12.Nuur Gaboobe 13.Cusman Gaboobe 14.Maxamud Gaboobe 15.Xasan Gaboobe 16.Cilmi Samatar 17.Xasan Sacad 18.Axmed Sacad 19.Allamagan Sacad
Taariikh
wax ka badalJuqraafiga Jubbada Hoose
wax ka badalDagmooyinka Jubbada hoose
Kismaayo=Harti,Cowrmale
Afmadoow=Ogaaden, Wardey
Xagar=Bartire
Jamaame=Bimaal,Jareerwayne
Badhaadhe=Gaaljecel,Shiikhaal,Ogaaden
Beelaha Jidwaaq Bartire
wax ka badalDhaqaalaha
wax ka badalBadhaadhe is the most peaceful and evergreen district.