Wikipedia:Codsiga maamulka/Oktoobar 2015

Codsi Maamul (ismail4all) wax ka badal

ASC dhamaan,
Soomaali Wikipedia waxay ku jirtaa kaalinta 173aad ee 290ka luuqadood ee dhamaan Wikipedia. Sidoo kale waxaa ku jira in ku dhow 5,000 maqaal oo iskugu jira kuwo qabyo ah iyo kuwo dhamaystiran. Dhibaatada koowaad ee so.wiki haysata waa kharibaada dadka aan diiwaangashanayn (IP vandalism). Waxaa jira bogag badan oo si heersare ah u qoran kuwaawi oo marar badan lagu daray ereyo khalad ah ama qof magaciisa. Intaas waxaa dheer, waxaa jira bogag badan oon ku calaamadeeyay Tirtir kuwaasi oo ilaa hada cid fiirisan jirin. Sidaas darteed, waxaa muhiim ah inaan helno qof si joogto ah arimahaasi wax uga qabta.

Isku soo wada duub, maamule ku hadla Af Soomaali waa muhiim in uu meeshan joogo. Qof meeshan waligiis bilaa lacag uga shaqaynaya ma jiro, Xilku Waa Wareegto. Waxaan codsanayaa inaan wakhtigeyga uga faa'iideeyo luuqadeena hooyo.

Fadlan hoos ku qor: Waan Taageersanahay (support), Dhexdhexaad (neutral) ama Ma Taageersani (don't support).
(sidoo kale fiiri: wax qorkaygawadahadaligu saabsan)
In English

Dear Somali Wikipedians, For the last couple of years we had no regular admin here in so.wiki. During these times we have experienced a lot of vandalism, misconducts and other abusive behaviors that has damaged a lot of pages. I personally, tried to defend some pages, and have marked other abusive pages for deletion. However, there were no action taken, because there is no one to finish everything the job. If you check Category:delete you will be surprised to see how many pages are there for so long. Since our last admin is absent for so long, i would like to request for admin-ship here in Somali Wikipedia, so that i can at least defend the good pages.

Please vote and write: Waan Taageersanahay (support), Dhexdhexaad (neutral) or Ma Taageersani (don't support).
(Also see: my contributionstalkabout me)

Thank you, Ismail Suge (talk) 16:54, 10 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]
Maax, Mimursal, Man77, Made4me, abshirdheere, Jimalehma, Abdimajidmashka, Axmed xassan, BAGADI Mubaarak Awdheegle, Baronnet, Biriye141, Brya, CFCF, CommonsDelinker


salaan qaali ah dhamaantiin, walaal aniga waan ku taageersanahay. Aniga codkayga waa ku siiyay.

(English: i support Ismail4all)   waa taageersanahay Mahadsanidiin akhyaarta. Jimalehma (talk) 00:18, 11 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]

I support you man. We need admin. Saxiib waan ku salaamay, si fiican ayaad samaysay waanan ku taageeraya.  waa taageersanahay. Good luck. Made4me (talk) 02:54, 11 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]

No objections, and, as Non-Somali, reserved support (Waan Taageersanahay). Good luck, Man77 (talk) 18:34, 14 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]

Codsi cusbonaysiin,
tan ilaa bishii tobanaad ee sanadkii tegay waxaan ahaa maamule ku meel gaadh ah. Waxaan codsanayaa dib u cusbonaysiin. Fadlan codkaaga dhiibo adigoo qorayaa:
Waan Taageersanahay (support), Dhexdhexaad (neutral) ama Ma Taageersani (don't support).
(sidoo kale fiiri: wax qorkaygawadahadaligu saabsan)
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 22:48, 15 Jannaayo 2016 (UTC)[reply]
Request for renewal,
i have been a temporary admin since October last year and would like a renewal. Please vote by writing one of the following:
Waan Taageersanahay (support), Dhexdhexaad (neutral) ama Ma Taageersani (don't support).
(sidoo kale fiiri: wax qorkaygawadahadaligu saabsan)
Thanks, Ismail4all (talk) 22:48, 15 Jannaayo 2016 (UTC)[reply]


  • waan ku taageersanahay ugaas sooo dhawowo, i support you


--shaqaaf 09:45, 16 Jannaayo 2016 (UTC)