Wax soo saarka gudaha (GDP) waa Qiime suuqeed kama dambaysta ah ee dhammaan badeecadaha iyo adeegyada gudaha ee la is la wada yaqaan oo uu soo saaray dal uun xilli aha mudda kooban. Inta badan waxaa la eegaa wadarta wax sooraaka gudaha ee qofka (Per Capita) tusha Heerka nolosha ee dawladeed.[2] Lama xisaabo wadarta guud ee wax soo saarka gudaha ee qofka iyadoo laga qiyaas qaadanayo Dakhliga. Sida aya tahay aragtiga dhaqaalaha, waxaa isle'eg wadarta guud ee waxa soo saarka gudaha ee qof gabi ahaan wadarta guud ee dakhliga gudaha ee qof GDI . Waxaa la xiriira wadarta guud ee wax soo saarka gudaha Xisaabaadka Qaranka, waa maaddo ku saabsan Dhaqaalaha guud (Macroeconomics). Waxaa lagama maarmaan ah in aadan isku qaldin Wadarta guud ee wax soo saarka gudaha iyo wadarta guud ee wax soo saarka qaranka (GNP) kaa oo u gooni ah wax soo saarka hadba milkiyadda.

Qariidad dalalka hadba wax soo saarka gudaha ee guud doollar ahaan sanadkii 2014.
Dalalka hadba Wadarta guud ee wax soo saarka gudaha (iska magacaaban) ee sanaddii 2015 hadba qofkii[1]
  $2,000–4,000
Somalia
  $1,000–2,000
  $500–1,000
  below $500
  unavailable
Wadarta guud ee wax soo saarka qaranka (GNP) wuu ka duwanyahay ax soo saarka gudaha (GDP) Maxaa yeelay waxaa la tixgalinayaa badeecada lagu soo saaray dalal kale.
إWax soo saarka gudaha (waxaa u dhigma awoodda soo iibsashada) hadba qofka (Sanduuqa Lacagta Adduunka 2008)
































































































sido Kale fiiri wax ka badal


Tixraacyada wax ka badal

  1. Based on the IMF data. If no data was available for a country from IMF, I used WorldBank data.
  2. French President seeks alternatives to GDP, guardian 14-09-2009.
    European Parliament, Policy Department Economic and Scientific Policy: Beyond GDP Study PDF (1.47 MB)