Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya (Af Soomaali : Ministry of Education of Somalia; Af Carabi : ar‎) waa Wasaarada Masuulka ka ah Guud ahaan Waxbarashada Wadanka Soomaaliya. [1]

Wasaaradda Waxbarashada
Ministry of Education
وزارة التعليم
Warbixin Wasaarada
La-sameeyay1960 (64 sano ka hor) (1960)
Hoos-tegtaSoomaaliya
Xarunta
sare
Muqdisho Soomaaliya

Coordinates: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Waaxda Fulinta
MaamulkaGolaha Wasiirada Soomaaliya
Bartahttp://www.moe.gov.so

Habka iyo Nidaamka Wasaarada wax ka badal

  • Wasiirka Waxbarashada
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Horumarinta Waxbarashada
        • Xafiiska Imtixaanada
      • Xafiiska Horumarinta Manaahijta
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

S131014 wax ka badal

Xigasho wax ka badal