Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Xiriirka Caalamiga Soomaaliya

Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga (MOPIC) (Af Ingiriis : Ministry of Planning and International Cooperation) waa wasaarada masuulka qorsheynta dhaqaalaha-bulsho ee wadanka Soomaaliya. Sidoo kale, wasaaradani waxay dowlada uga masuul tahay qorshaha iyo qorsheynta tirokoobta iyo maamulka tirobulshada. Wakhti xaadirkan waxaa maamulkeeda gacanta ku haya Wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Yuusuf Xuseen.[1]

Wasaarada Qorsheynta Qaranka
Ministry of Planning and International Cooperation
Ministry Wasaarada
La-sameeyay1960 (64 sano ka hor) (1960)
Hoos-tegtaSoomaaliya
Xarunta
sare
Muqdisho Soomaaliya

Coordinates: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Ministry Fulinta
  • Cabdirahman Yusuf Xuseen Canynte, Wasiirka
Bartawww.mopic.gov.so

Habka iyo Nidaamka Wasaarada

  • Wasiirka Qorsheynta
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Horumarinta Waxbarashada
        • Xafiiska Imtixaanada
      • Xafiiska Horumarinta Manaahijta
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "Nuqul Archive". Goobjoog. 6 February 2015. Waxaa laga kaydiyay the original 20 Bisha Lixaad 2023. Soo qaatay 6 February 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)