Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Dib u dejinta Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Dib u dejinta (Af Ingiriis : Ministry of Reconstruction) waa wasaarada masuulka ka ah arimaha dib u dejinta iyo dib u dhiska wadanka Soomaaliya.[1][2]

Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Dib u dhiska
Warbixin Wasaarada
Hoos-tegtaDowlada Federaalka Soomaaliya
Xarunta
sare
Boondheere, Banaadir, Muqdisho Soomaaliya

Coordinates: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Waaxda Fulinta
  • Muxiyadin Mohamed, Wasiir

Habka iyo Nidaamka Wasaarada

  • Wasiirka Dib u dejinta
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Gollaha Amaanka
        • Xafiiska Sirdoonka
      • Xafiiska Ciidanka
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. . 4 November 2012 http://allafrica.com/stories/201211050009.html. Soo qaatay 5 November 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. http://www.hiiraan.com/news4/2014/Jan/52907/somali_prime_minister_unveiled_his_55_member_cabinet.aspx. Soo qaatay 1 May 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)