Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya
(Waxaa laga soo toosiyay Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya)
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya (Af Soomaali : Ministry of Education of Somalia; Af Carabi : ar) waa Wasaarada Masuulka ka ah Guud ahaan Waxbarashada Wadanka Soomaaliya. [1]
Ministry of Education وزارة التعليم | |
Warbixin Wasaarada | |
---|---|
La-sameeyay | 1960 |
Hoos-tegta | Soomaaliya |
Xarunta sare | Muqdisho Coordinates: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E |
Waaxda Fulinta |
|
Maamulka | Golaha Wasiirada Soomaaliya |
Barta | http://www.moe.gov.so |
Wasiirka wasaarada waxbarashada hidaha tactlliinta sare waxaa la dhahaa faarax sh cabduqaadir [2]
Habka iyo Nidaamka Wasaarada
wax ka badal- Wasiirka Waxbarashada
- Wasiir ku xigeen
- Xoghayaha Guud
- Ku xigeenka Xoghayaha Guud
- Waaxda Dhaqaalaha
- Waaxda Horumarinta Waxbarashada
- Xafiiska Imtixaanada
- Xafiiska Horumarinta Manaahijta
- Waaxda Nidaaminta
- Waaxda Maamulka iyo Habaynta
- Wasiir ku xigeen
S131014
wax ka badalXigasho
wax ka badal- ↑ . June 25, 2016 https://horseedmedia.net/2016/06/25/somalia-pm-sharmarke-sacks-two-prominent-women-ministers/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ rrrrr