Walid Omar
Walid Omar (Arabi: وليد عمر) (wuxuu dhashay 4 April 2000, Waxa uu ku dhashay Amman, Jordan) Waa ciyaaryahan kubbadda cagta ah oo u dhashay Jordan.[1][2]
Walid Omar | |
---|---|
Magaca Saxda | وليد عمر |
Ku dhashay | Jordan | Abriil 4, 2001
Shaqada | Professional Football Player |
Dhererka | 179 cm |
Miisaanka | 70 KG |
Early life wax ka badal
Walid Omar waa ciyaaryahan Kubadda Cagta ah oo ka tirsan Kooxda (Al-Faisaly) ee kooxaha maxalliga ah ee Kubadda Cagta Jordan 2014-2020.[3] Sanadkii 2021 wuxuu ka bilaabay noloshiisa warbaahinta bulshada TikTok isagoo sameeyay vlogs qoyska taasoo saameyn ku yeelatay taageerayaal badan oo uu kasbaday in ka badan 2 Milyan oo taageerayaal ah waxaana lagu abaalmariyay calaamad la xaqiijiyay inuu yahay abuuraha waxyaabaha lagu taliyay. [1] [4]