Waalni (Af Ingiriis : Insanity; craziness, madness; Af Carabi : ar‎) waa jawi, dabeecad iyo xaalad maskaxeed ee kaga duwan maangaarnimada. Waxay ku dhacda maskaxda iyo madaxa dadka taasi oo keenta in qofku yeesho dabeecad ka duwan caadiga. Waalnidu waa mid keenta iyo qofku kala garan waayo saxda iyo khaladka, una dhaqmo si ka duwan qaabka maskaxda caafimaadka qabto u dhaqanto. Guud ahaan, waalnidu waa mid uu keeno xanuun, dadka qaar ku soo dhashaan, shil, jug iyo wayeelo soo gaadha maskaxda qofka ama noolaha.[1]

La Xidhiidha wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. L M Tierney, S J McPhee, M A Papadakis. Lange Medical Books/McGraw-Hill. pp. 1078–1086. ISBN 0-07-137688-7.  Maqan ama ebar |title= (caawin)