Ururka Sadaasha Hawada Aduunka
(Waxaa laga soo toosiyay WMO)
- Kani waa maqaal ku saabsan hayada saadasha hawada QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay.
- "Boga "WMO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Saadasha Hawada Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : World Meteorological Organization, loo soo gaabiyo: (UNIDO); Af Carabi : ar) waa wakiil khaas ah ee Qaramada Midoobay taasi oo degan magaalada Fiyeena, Austriya.
المنظمة العالمية للأرصاد الجوية World Meteorological Organization Organisation météorologique mondiale Organización Meteorológica Mundial Всемирная Метеорологическая Организация 世界气象组织 | |
Loo soo gaabiyo | WMO OMM |
---|---|
Samaysmay | 1950 |
Nooca | UN agency |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Fadhiga | Jeniifa, Switzerland |
Hogaanka | Petteri Taalas[1] Finland (Xoghayaha Guud) Gerhard Adrian[2] Germany (Madaxweyne) |
Website | www.wmo.int |
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalLinkiyo Kale
wax ka badal
Tixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |