Walaal waxaan arkay qoraal aad ku kordhisay laba maqaal kuwaasoo kala ah Galguduud iyo Caabudwaaq, marka habka aad adeegstay waa qaldanyahay sawirro waxaad u adeegsatay sida tiyaatarka addis abab iyo sawirro kale ee magaalada asmara ah marka ma wanaagsan in dadka la qaldo.

Abshirdheere 19:21, 24 Diseembar 2013 (UTC)Reply