Waa ku salaamay Mustafaa

waa ku mahadsantahay in aa ila soo xiriirtay.

sxb meeshan malahan bog la xiray. qof waliba waa u xor in uu wax ku daro, saxo ama hagaajiyo. bog kasto wixii ku qoran waa in uu ahaadaa wax sax ah oo caddayn leh. halkan akhri Hordhac.

SXB bogga aa ka hadleesid Meheri fiiri bogga taariikhdiisa, waxaa ka arki karta tirada dad ee wax ka badalay, magacyada ama ip'ka.

dhamaadka fariintaada affartaan wax ku saxiix, si laguu garto. ~~~~ Maax (wadahadal) 01:16, 3 Juun 2021 (UTC) Reply

Sxb waanfahamsanahay in Wikipedia qofkasta wax kudari karo, laakiin waa la protect gareen karaa, oo qaful ayaa lasaarikaraa meesha edit kuqorantahay ee kore. Tusaale ahaan hadaad fiiris bogaga mareexaan, majeerteen iwm, waad arkaysaa qafulka aan kahadlayo. Ninyahow inaa protect gareeyo from vendalism ayaan jeclaan lahaa.. ee iga caawi brother....

Namespaces wax ka badal

Hi!

Perhaps you'll be able to help with namespaces translation into your language?

See Wikipedia:Goob#Namespaces.

Thank you! Amir E. Aharoni (wadahadal) 09:04, 2 Febraayo 2022 (UTC)Reply

Carab Saalaax wax ka badal

Adaa mudan walaal, booga Carab Salaax waxyaalo fiicaan baa ku qornaa, markii laga saaro qaladaad meel ku dhac iyo gaf ku ah Meheriga. Taas oo ay kamid tahay in la dhaho "Mehiri Ismaaciil" ama Jabarti, iyo wax aan ku jirin abtirsiga beesha. Meherigu waa beel aad uu taariikh dheer, Ismaciil iyo Jabarti hadayba jiraan waa dad taariikh dhow, marka suurtagal ma aha waana meel ku dhac aad uwayn in abtirsi meheriga oo la hayo ilaa wakhtigii nabi nuux la dhaho "Meheri Ismaaciil". Tan kale Ismaaciil kaan oo Daaroodku shegtu kaba soo tag ee, Meherigu carabta kale oo aan ka farcan Qudaaca(قضاعة) bay uga asalsanyihiin carabnimada oo ka tariikh dheer yihiin, meherigu waa Carabu Al-caariba (العرب العاربة), carabtii asalka ahayd. Buugaag badan baa laga qoray abtirsiga Mehiriga, waxaa fiicnaan lahayd in luuqada Somaaliga qaarkood loo turjumo. Hussain2024 (wadahadal) 14:35, 19 Diseembar 2022 (UTC)Reply

Talo Soo jeedin wax ka badal

Walaalayaaloow Boggu waa iska open ee aan keeno mashruuc lagu protect gareeyo; I know few guys oo Daarood ah weeye waxa naga daba wada (Meheri Ismaaciil) marka waa in aqoontii lagu protect gareyn lahaa la keeno ; weliba IT Security guys baan ka codsanayaa 102.220.40.198 12:03, 20 Agoosto 2023 (UTC)Reply