Carab Salaax (Meheri Bin Xaydaan) oo guud ahaan looga yaqaan Somalia waa beesha Meheriga ee degan Somalia. Waxaa jira jufooyin badan oo qabiilka Meheriga kasoo jeeda oo degan Somaliya gaar ahaan gobolka Puntland.

Carab Salaax (Meheri) waa beel kamida beelaha Soomaliyeed, waxa ay degtaa goboladda Somaliya sida Mudug, Nugaal, Bari, Banaadir iyo degaano kamida Galmudug, Jubooyinka iyo Ismaamulka Soomalida Itoobiya. Beesha waxa ay boqolaal sano ka hor ganacsi u kala safri jiratay Soomaliya iyo wadamada Carabta, waana beesha ugu horaysay xaga ganacsiga Soomalida. Beesha waxa ay caanka ku tahay dhaqashada xoolaha sida geela, ariga iyo xoolah kale. waa beel ku wanaagsan daris wanaaga iyo la dhaqanka beelaha kale ee Soomaliyeed ee ay wada degaan.

            • 🇾🇪REERDEBAANI
  • Bin Nemar
    • Cumar Muuse
      • Cali Boss
      • Cali Suuri
    • Xasan Saalax
      • Xildiid
        • Rooble
        • Samakaab
          • Axmed
          • Faarax
    • Maxamud Saalax
      • Ismaacil
      • Cali
      • Naaleeye
      • Faahiye
      • Muuse
      • Cumar
  • Bin Jidxi
    • Reer Cawad
    • Reer Taabid
      • Macalin Cismaan
  • Bin Mashowle
    • Reer Cali Saciid
    • Reer Canshuur
  • Bin Cantuun
  • Bin Cafreer

SALADIIN wax ka badal

  • Suldaan Cabdulaahi Abokor Gardawe (Beesha Maxamuud Saalax Bin Neemir)
  • Suldaan Faarax Cabdalle Mareykaanle (beesha bin jidxi)
  • Suldaan C/qaadir Faarax shabeel (Beesha reer Muuse madoobe Bin Neemir)
  • Suldaan Raage Maxamuud Cali rooble (Beesha Xasan Saalax Bin Neemir)
  • Suldaan Muuse Saciid (Muuse Tiribo) (Beesha Maxamuud Saalax Bin Neemir)
  • Suldaan Xasan Suldaan Carabduur (Beesha Maxamuud Saalax)
  • Suldaan Bashiir Ciise Faarax Geele

(Beesha cumar Muuse, Bin Neemir)

  • Nabadoon yaasiin cali farax
  • Nabadoon Cabdiweli diiriye dacfar
  • Nabadoon Muuse Ahmed Cali Ciid
  • Nabadoon Axmed Nuur Mehri
  • Nabadoon Ciise Macalin Daahir
  • Nabadoon Jaamac Cabdi Barre
  • Nabadoon Maxamuud Casayr Sanweene
  • Caaqil Yaasiin Mohamuud Ahmed
  • Nabadoon Mahad Yuusuf gacmo gaab
  • Nabadoon Ciise Faarax Geele

Siyasiyiin iyo Madax xilal soo qabtay wax ka badal

  • Xaliimo Maxamed Yusuf (Xaliimo Godane) Member of The Somali Youth League (SYL), xubin ka mida ururkii xornima doonka SYL, 1967 waxay u wareegtay xisbiga Workers' Socialist Party, 1974 ayaa Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre gudoonsiiyay abaalmarinta shaqsiyaad wax ku ool Soomaliyeed ee SYL kana mid ahayd gabdhahii ugu firfircoona ee tariikhda Soomaliya ku xusan.
  • Ganaral Cabdalle Faadil, Xubin Gollaha Sare ee dalka Soomaaliya Maamulayay ka mida 1969-1990
  • Ahmed Mohamed Hundub (Axmed bidde) xildhibaan 2000, Wasiir ku xigeen wasaaradda caafimaadka Soomaaliya iyo wasiirka wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya
  • Gen. Abdulaahi Ali Omar (Ina libaax san ka taabte) –former Chief of General Staff of the Somalia Defence Forces Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya xiligii uu Madaxwaynaha dalka ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf.
  • Yusuf Cigaal Gudomiye kuxigenki barlamanka somaliya 1962.
  • Mawliid Xasan Faarax -former Chief of General Staff of the Somalia's Marine Forces, Taliyihii guud ee Cidamada Mariiniska Bada ee dawlada Soomaliya bur burkii ka hor.
  • Maryam Cabdi Xuseen, Xildhibanadii ugu horaysay ee soomali, Muslim na ah xijaaban oo ka midnoqotay barlamaanka wadanka Norway waxaa la doortay 2019, waxayna ka midtahay xisbiga SV .
  • Saaqo Adan Gaas xildhibaanad dawladda fedraalka Soomaliya 2013-2016
  • Garsoore Cabdulqaadir Gaas Muuse, Garsoore Maxkamada Dowlada Somaliyeed 1980, Gudomiyihii SSDF ee Qardho, Xisabiyihii guud ee dekada Bosaso
  • Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Xaaji Koodhaa member of parliament of puntland 2009-2011
  • Xildhibaan Mohamed Abdikaafi Mohamed member of parliament of somalia 2017 - ilaa hadda (2021)
  • C/rixmaan Shiinle Axmed - xubin ka mid ahayd ururkii xoraynta Soomaliya ee loo yaqaanay SYL (kamid maaha 13ka ururku kubilaabmay)
  • Xuseen Ciid - Duqii degmada Galkacayo dawladii Soomaliya bur burkii ka hor.
  • Cali Xareed - wasiir hore Wasaarada Caafimaad DFS sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada dalxiiska iyo duurjoogta DFS.
  • Said Husein Eid - Former minister of livestock and plants Somalia (2013-2016), wasiirkii hore ee Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016.
  • Ali  Faisal , Former vice minister of finance Somalia (2009–2012), Somalia, Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012).
  • Daahir Faarax Dheere duqii hore ee degmada Bossaaso 1980 yadii.
  • Maxamed Xaaji Siciid Duqii Mayarkii ugu horeeyey ee dagmmada Qardho.
  • Faysal warsame - former Somali Member of Parliament (MP), xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada.
  • Sacdiyo Salaad Xaaji Samatar Somali Xildhibaanad (MP) 2017-2026, Gudoomiye juxigeenka koowaad ee baarlamaanka 2022-ilaa hadda.
  • Sacid xuseen ciid wasiirka Beeraha ahna xildhiban baarlamaanka soomaliya 2017-2022
  • Faisal Husein Eid - former minister of health Galmudug State of Somalia  ,wasiirka hore ee Wasaarada Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug.
  • Xasan Xaashi Warsame - former Ministry of Public Works and Transport  Galmudug State of Somalia and vice mister, minister of Posts and Communications,Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Gadiidka Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug
  • Qays Cali Dhurwa - former minister of internal affairs Puntland State of Somalia, Wasiir hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlad Goboleed ka Puntland.
  • Mohamud Isse Haji - Poet, Writer , abwaan, qoraa iyo halabuur Soomaaliyeed, Wasiir ku xigeenki hore ee degaanka iyo dalxiiska Dawlad goboleed ka Puntland.
  • Cabdi Maxamed Dhafuuje - Captain and pilot Somali Airlines 1970- 1989
  • Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliyahii Gaaska xoogta dalka ee xakumay Sool ilaa lawyo cado dawladii Soomaliya sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977. Mundane Shaale waxa kaloo uu ahaa musharax madaxwayne dowlad gobleedka Puntland 2018. Fanaanada Kiin Jaamac yare ayaa qaaday heeskiisii ololaha musharaxnimo.
  • Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu taliye ciidan ka ahaa gobolada Waqooyi ee dalka Soomaliya dawladii Siyaad Barre.
  • Col. Duuliye Cabdulqaadir Maxamed Dhafuuje, duuliye MIIG 21, kaa mida ahaa duuliyasha xooga dalka soomaliya .
  • Yusuf Cigaal gudoomiyahii hore ee gobolka Bari xiligii dawladii Soomaliya .
  • General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia  Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya.
  • Col. Saciid Cabdi Barre - taliyahii saad ka ee Cidamada Dawlada Soomaliya .
  • Kornayl C/xukum Xoreeye - Taliyahii ciidanka isku dhafka Galkacayo.

Iyo Siyasiyiin iyo Madax kale oo badan aan halkan lagu soo koobikarin.

Sarakiil wax ka badal

  • Gen. Cabdulaahi Cali Cumar ( ina libaax san ka taabte) taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaliya 10, Feb.1977-1991.
  • Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu ahaa taliyahii gobolada Waqooyi ee dawladda Soomaliya. Waxa uu qayb wayn ka qaatay dagaalki u dhaxeeyay soomali iyo Itoobiya.
  • Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliyihii xoogta dalka ee xakumay Sool ilaa lawyocado dawladii Soomaliya sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977. Gen. Shaale wuxuu kaloo noqday musharax madaxwayne una Ordway dawlad goboleedka Puntland sanadkii 2019.
  • Col. Duuliye sare Cabdulqaadir Dhafuuje, duuliye MIIG 21, kana mida ahaa duuliyasha ciidanka cirka xooga dalka soomaliya .
  • General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia  Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya.
  • Col duuliye sare Cabdi Maxamed Dhafuuje- duuliye Shabeelay Ciidanka Cirka Xoogga Dalka Soomaaliya
  • Col, Engineer Faara Xasan faarax 'Wajixun' - Ciidanka Cirka ee xoogga dalka soomaaliya
  • Col. Cabdulaahi Xuseen Ciid .
  • Col. Cabdikaafi Cumar Nuur
  • Gen. Mawliid Xassan Faarax, taliyihii hore ee cidanka Mariinayska Dawlada Soomaliya.
  • Col, Engineer Siciid Maxamed Dhafuuje - ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka soomaaliya
  • Col. C/xukum Ganbool, Taliyii hore ee cidamada xooga dalka Soomaliya ee gobolka Mudug.
  • Col. Saciid Cabdi Barre, taliyahii hore ee saad-ka Cidamada xooga dalka Soomaliya .
  • Col. Cabdirisaaq Faarax Wayrax- Booliska Soomaaliya
  • Col Maxamed Aadan Gaas
  • Col. Mohamuud Cali Ciid (Fayfle)- Sargaal sare oo xubin muhiim ah ka ahaa Sirdoonkii Qaranka (NSS) 1969-1986.
  • Ganacsade Ali Gawl - xubin kamid ah sirdoonka Soomaliya kuna dhintay qarax kadhacay Elite Hotel 2020
  • Col. Cabdulrashid Gaas Muuse, Ciidanka dawlad goboleedka Puntland ee Sooaliya .

Hal abuuro iyo Abwaniin wax ka badal

  • Muxyadiin Xuseen Ciid, qoraa, buugta uu qoray waxaa ka mida Qori'ismaris, Dalkii dihnaa iyo kuwo kale.
  • Khaame Warsame Gawl , abwaan, gabyaa yo halabuur Soomaaliyeed.
  • Maxamuud Ciise Xaaji, qoraa, abwaan, gabyaa iyo halabuure Soomaliyeed.
  • Dahir Maxamed abwaan, gabyaa iyo hal abuure
  • Caasha Faarax Weyrax - abwaanad ka tirsanayd gobonimadoonkii Soomaaliya lana guddoonsiiyey billad qalin ah 1978kii
  • Axmed Cabdi Cismaan, abwaan.
  • Faadumo ismaciil Awfaarax waxay ahayd gabadhii number one ka gashay tartankii hal abujrka Soomaaliyeed.
  • Mohamed Yasin Ahmed cali ciid, Qoraa ahna hal abuure sigaara Looga yaqaan Gobolada Somalia.

Aqoonyahano iyo Ganacsayaasha wax ka badal

  • Dr. Mohamud (Shaywaal) dhakhtar ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda
  • Dr. Mahdi Cali Yusuf dhakhtar ku takhakhusay kabida lafaha iyo dawayntooda, ahna macalin wax ka dhiga Jaamacadda badan oo Soomaliya ka mida sida Jaamacada Bariga Afrika, Jaamacadda Muqdisho, Machad ka Caafimaad ka soona saaray arday badan oo Soomaliyeed oo qaybi hada tahay dhakhatiir.
  • Dr. Saciid Xaashi Warsame aqoonyahan Shirarki Soomalida dawlad loogu samaynayay qayb libaaxle ka Qaatay.
  • aqoonayahan Cismaan Mohamuud Cali Ciid aqoonyahan Qabweyn kaqaatay Shirkii Carta Ee Lagudhisayay Dowlada Somalia.
  • Faysal nuur mehri ganacsade iyo mufakar waxuu asaasay maxjarada soomaliya oo idil puntland ,somaliland iyo muqdisho . Waxaa mulkiilihii shirkadaha kala ah almahra fisher ,
  • Haaji Ahmed Cali Ciid Ganacsade Weyn oodal iyo Dibadba Lagayaqaanay.
  • Faarax cabdi mataan Ganacsadeh dalka Lagayaqanay buburkii kahor Allaha unaxariisto
  • Husein jamac ganacsadeh dalka burburkii kahor
  • Yuusuf hasan mohamud ganacsadeh weyn dibada iyo dalka Lagayaqaney Allaha unaxariisto
  • Reer caliboss ganacsatoyaal burburkii kahor ilaa iyo iminkana ka ab gobolka Mudug.
  • Cali Ciid Nuur - Ganacsade Soomaaliyeed oo ku noolaa Degmada Gaalkacyo, wuxuu ahaa ninkii Ugu horeeyay ee degmada Gaalkacyo Rikoor keena.
  • Engineer Maxamed Xasan Ciid oo ka mid ahaa Engineer xooga korontada Soomaliya qayb libaax ka qaatay.
  • Engineer Nuux Xasan Faarax, Shaqsi ku xeel dheer engineer ka korontada Soomaliyana wax badan kaga shaqeeyay sidoo kale waxa uu ahaa ganacsade iyo Wasiir hore Dawlad goboleed ka Puntland.
  • Dr. Maxamed Ganbool dhakhtar ka mida dhakhtaradii cafimaadka iyo qaliinka ee ugu cansanaa wadanka Soomaliya kana soo shaqeeyay wadamo badan.
  • Yusug Cigaal, waa ganacsadahii waynaa ee gayiga Soomaliya laga yaqaanay laga soo bilaabo 1960.
  • ABDIRIZAQ MOHAMED SAID (fanah) ganacsade,qoraa iyo hal abuure kasoo jeeda gobolka bari kusoo wax baratay Dallas sudan khas ahan perolium engineering

Ciyaaryahano wax ka badal

  • Saciid Ducaale, xidig u dheeli jiray naadiga Horseed Karin waxaa uu u dheeli jiray xulka qaranka Soomaliya.
  • 💰CABDIJIBAAR BAASUUKE XOODAALE⚽️, laacib xulka kubada cagta Soomaliya
  • Samiir Axmed Nuur, lacibkii kubada cagta ugu caansanaa puntland ahana kabtankii xulka kubada cagta Puntland 2005-2015. Una Soo ciyaaray naadiyo badan oo ka kala tirsan gobolka bari, karkaar, sanaag, sool nugaal iyo mudug.
  • Bide ajaani xidig caanka ah gobolka bari iyo guud ahaan puntland khadka dhexe

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

https://islamic-content.com/person/12578

https://m.marefa.org/%D8%A7%D9%84%D9%85%D9%87%D8%B1%D8%A9_(%D8%B4%D8%B9%D8%A8)