Salaan wax ka badal

Sxb MrWaxwel waan ku salaamay, waxaan arkey inaad boggag badan ka sameeysay dad siyaasiyiin iyo ajaanib ah. Waxaan umalaynayaa inaad taariikhda ku fiican tahay. Marka aniga waxaan ku siinayaa tallo kooban. Marka aad bog sameeyso isku day inaad balaadhiso oo u sameeyso Ciwaan Hoosaad, tusaale Sida Boggan oo kale. Sidoo kale magaca boga uqor Af-Soomaali sida: Mohamed Hussein Roble sida saxda ah Af-Soomaali waa Maxamed Xuseen Rooble. Intaasi waa iga tallo. Hadii aad firaaqo leedahay iga caawi balaadhinta Maqaalo ku saabsan Jabuuti. Mahadsanid, Ismail4all (wadahadal) 08:37, 8 Oktoobar 2020 (UTC)Reply