Waa ku salaamay Guuleed99 ku soo dhawoow wikipediyaha. Walaal meeshaan waxaa loogu talagalay in lagu qoro qoraalo information sax ah, boggagi aad sameysay waxey ahaayeenh kuwo micno la'aan ah, fadlan isku day in aa akhrisid bogga caawinaada intii aadan qoraaladaada meeshaan ku qorin. mahadsanid Maax (talk) 03:04, 27 Diseembar 2012 (UTC)Reply

axmad dheere wax ka badal

                                                                                                                   waa kuma axmad   dheere??????????????????????? 
                                                                                                                                
                                                                                                                      maxamad xasan waa ninkii bad baadiyay shacabka somalind hargesa 1988  hargeesa1988

axmed maxamd xasan(axmeddheere) kana soo jeedo beesha abgaal harti obakar(yaquub) wuxuu ahaa dulliye miig 17 dowladi siyaad bare markii lagu amray in laduqeeyo hargeesa ayaa la amray axmed dheere si uu u'duqeeyo hargeesa, wuxuu watay miig 17 july 12 1988, kadib hargeesya ayuu ka shidaal qaatay dayac tirna ku sameeyay , hubki markii loo saaray ayuu diiday in uu duqeeyo kadib wuxuu ka dajiyay miiga jabouti iyado bilaa shidaal ah risk ayuu u qaatay si uu naftiisa u'halaago shacabka somaliand badbaadiyo, magaldi hargeesa ayaa imanka laga jecelyahay, wuxuu ku shirbay, doowlada raac diidi maa, isaaq ku'duul yeeli maa