Barashada beesha XASAN YAQUUB ee (harti abgal)

                 (xasan yaquub  harti abgal mudulood)

beesha (yaquub) waa juffo ka baxo harti abgal waa curud ka harti abgaal, xasan yaquub waa 4 wiil oo kala ah, ((arwaaq, maxamad, diimaale , maxamuud)), waxeeyna heestaan boqortooyada ama duubka sare oo ah (IMAAM) imaam yada ayaa ka baxo ama boqortooyada sanadanada mudulood, waxeena kala dagaan magaalooyin kala duwan dagmo kala duwan, obakar(gabane) waxeey u'kala baxaan sidatan hoos eeg

                      obakar/ama yaquub
               obakar waxee ka kooban yihiin 3da yaquub iyo adeerkood oo ah( yabaroow) ama qajafweeyn'


                 (**** xasan yaquub***), wuxuu dhalay 4 wiil oo kala ah,

(1) maxamad xasan yaquub oo ah curadka xasan yaquub, waxee dagaan imanka hiiraan,quracjoome baladweeyne, far libaax mustaxii ilaa caro ethiopiya,jigjiga, Baabli,qoryooleey,xudur, waxeey kaloo dagaan, mudug. xamar,reer cali, reer amiir,reer axmedFiqi, reer soomane,reer iriboow yusuf maxamad wehliye, maxamad ka wuxu ka soo cadhooday markii boqortoyada duubka imaam nimada lasiiyay walaalkiis yaraa ee diimaale, kadib ayuu u'haajiray caro hiiraan, waxaa ka soo jeedo dad caan ah sida, ninkii dowladi taleex ka ahaa khusuusigi khaligii ugu weeyna oo talada iyo shareecada islamka ku xukumi jiray, talada ugu weeyn hayay 1905 ilaa 1912 seedigiisna uu ahaa sayid maxamad cabdule xasan 1899, gabay gi ku baxay axmedfiqi wuxuu ah, waxa sidatan iigalay waa seedigeey rumee, sawaab kagama helin sadaqadii axmadfiqi.

(2) diimaale xasan yaquub, waa yaraanka xasan yaquub, waxaana loo duubay imaam nimadi boqortoyada mudulood, waxeey dagaan shabeelda dhexe, xamar, afgooye, biyo cade, adan yabale, cadale, waxaa ka dhashay imama maxamuud imaam.

(3) maxamuud xasan yaquub, waxeey ka soo cadhoodeeyn boqortooyadi imaamnimada , kadib markii walaalkood yar diimale la siiyay, ayuu u haajiray , bay , bu'aale bakool ilaa afgooye jubbada hoose, waxeey galoo dagaaan shangaani xamar,waxeey isla dagaan hadamaha raxanweeynka, waxaa loo yaqanaa (MUDIN),waxaa ka dhashay boqortooyadii imaaradii yaquub 1870, marki la jabiyay ajuuran king domn, waxaa qabtay nin la'oran jiray yaquub oo xukumay 14 yrs.

(4) arwaaq xasan yaquub, waxeey dagaan, biyo cade, adan yabale, cadale warshiiq, xamar, waa wadnaha,xamar waa wadnaha xasan yaquub.


                         beesha YAQUUB/obakar

beesha (yaquub)/obakar waa juffo kabaxado harti abgal

waa curud ka harti abgaal, waxeeyna heestaan boqortooyada ama duubka sare oo ah (IMAAM)

imaam yada ayaa ka baxo ama boqortooyada mudulood,

waxeena kala dagaan magaalooyin kala duwan dagmo kala duwan,

yaquub/obakar, waxeey u'kala baxaan sidatan hoos eeg


                           ((((((((((((*****yaquub))))*********** ((0bakar))

obakar ka waxee ka kooban yihiin sadax yaquub iyo adeerkood oo ah( yabaroow) ama qajafweeyn


(1) @@@*** XASAN YAQUUB******@


(**** xasan yaquub***), wuxuu dhalay 4 wiil oo kala ah,

(1) ***((maxamad xasan yaquub***)) oo ah curadka xasan yaquub, waxee dagaan imanka hiiraan, baladweeyne, far libaax mustaxii baladweene, bakool, ilaa caro ethiopiya jigjiga baabli bakool,quracjoome, mudug. xamar, waxeey ukala baxaan, reer cali, reer amiir, reer axmedfiqi,reer soomane, reer iriboow cilmiyuusf wehliye maxamad, maxamad ka wuxu ka soo cadhooday markii boqortoyada duubka imaam nimada lasiiyay walaalkiis yaraa ee diimaale, kadib ayuu u'haajiray caro hiiraan, waxaa ka soo jeedo dad caan ah sida, ninkii dowladi taleex ka khusuusigi khaligii ugu weeyna oo talada iyo shareecada islamka ku xukumi jiray 1905 ilaa 1912 ee darwiish,seedigiisna uu ahaa sayid maxamad cabdule xasan 1899, gabay gi ku baxay axmedfiqi wuxuu ah, waxa sidatan iigalay waa seedigeey rumee, sawaab kagama helin sadaqadii axmadfiqi.


(2) ***((diimaale xasan yaquub***)) waa yaraanka xasan yaquub, waxaana loo duubay imaam nimadi boqortoyada mudulood, waxeey dagaan shabeelda dhexe, xamar, afgooye, biyo cade, adan yabale, cadale, waxaa ka dhashay imama maxamuud imaam,


(3) ***((maxamuud xasan yaquub***)) waxeey ka soo cadhoodeeyn boqortooyadi imaamnimada , kadib markii walaalkood yar diimale la siiyay, ayuu u haajiray , bay , bu'aale, bay ilaa jubada hoose ilaa afgooye , waxeey galoo dagaaan shangaani xamar.waxeey isla dagaan hadamaha raxanweeynka, waxaa loo yaqanaa (MUDIN), waxaa ka dhashay boqortooyadii imaaradii yaquub 1870, marki la jabiyay ajuuran king domn, waxaa qabtay nin la'oran jiray yaquub oo xukumay 16 sano.


(4) ***((arwaaq xasan yaquub***)), waxeey dagaan, biyo cade, adan yabale, cadale warshiiq, xamar, waa wadnaha xasan yaquub,


(2) (***cali yaquub****)


(((3) (*** axmad yaquub***)

        • ((((((((4))***** yabaroow ama (qajafweeyn) oo ah adeerkood