Maxaad ka hadlosa walaal? Wixii qalad ah waa sixi kartaa. Aniga ma ihi nin wax ka qora qabiil oo aqoon badan uma lihi. Qoraalada Wikipedia oo dhan ayaa hagaajiya oo saxaa.

Fadlan wixii qalad ah oo aragtay ii sheek mahadsanid.Maax (wadahadal) 19:20, 28 Agoosto 2020 (UTC) Walla waxan baadi gobaya dad naga dhumaya rer mahamed xasan yaaqup det Wale weyn daafed dagaa maxa xuug iga siin korta jabab waafi ah isi bagan qof ka qoray Hada tahyReply