Ununoktiyaam

Ununoktiyaam

Ununoktiyaam (ingiriis: Ununoctium) astaantiisa (Uuo) waa curiyeha ugu dambeeya 118 Curiye kaasi oo leh tiro atom boqol-toban-iyo-sideed (118).

Curiyahan wali lama helin.