Tuulada geelkusooran
taariikhda tuulada geelkusoora
wax ka badalTuulada geelkusooran oo ilaa 15Km dhanka koonfur galbeed kaga beegan magaalada buuuhoodle isla markaana ka tirsan dhulka ay ethiopia iska sheegato waa tuulo taariikhi ah oo soo jiri jirtay ilaa boqolaal kun oo sano ka hor tuuladan ayaa soomartay marxalado kala duwan mararka qaar waxay ahaan jirtay caasimad boqotooyo mararna magaalo aad u wayn. tuuladan ayaa waxaa lagu arkaa waxyaabo la la yaabo mararka qaar waxaa laga helaa qalabkii dadkii hore ku dagaalami jireen,isku qurxin jireen,kabihii cagba cagta la'odhan jiray, sidoo kale tuuladan waxay hodan ku tahay noocyada macdanta dabiiciga ah, mararka qaar ayaa la'arkaa diyaarado helicopters oo ku dagaya lamana oga sababtaasi tuuladan ayaa waxaa degan beesha maxamed muuse oo katirsan beelaha reer darawiish