Tamarta Jabuuti
Dalka Jabuuti ma lahan kheyraad shidaal ama gaaska dabiiciga ah. Sidoo kale ma lahan kheyraadka Dhuxul Dhagax iyo macdano kale.[1]
Korontada
wax ka badalWadanka Jabuuti wuxuu xidhiidh la leeyahay Itoobiya oo ka soo iibsato awooda korontada.[2]
Shidaalka
wax ka badalDhamaan noocyada kala duwan ee shidaalka waxaa laga soo dhiifiyaa wadano kale. Sanadkii 2002, qiyaasta shidaalka Jabuuti isticmaashay waxaa lagu qiyaasay 11,410 foosto maalin kasta (1,814 m3/d).