Wax soo saarka beeruhu waa isha sadexaad ee dhaqaalaha wadanka Jabuuti, kaasi oo lagu qiyaaso ilaa 3% dhaqaalaha guud ee wadanka. Sida badan dalka Jabuuti waxay cuntada ka soo iibsataa wadanada dibada laakiin waxsoo saarka dallagu marnaba kama maqna meesha.[1] Juquraafi ahaan cimilada oo ah qaleyle iyo kulayl, iyo carada oo nafaqo lahayn ayaa inta badan carqalad ku ah wax beerista.

khudaarta
Adhi jir

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Akadar Abdoulkader, Bori; Mohamed, Bourioug; Nabil, Mohamed; Alaoui-Sossé, Badr; Eric, Cavalli; Aleya, Lotfi. Ecological Engineering. 84: 607–614. doi:10.1016/j.ecoleng.2015.09.065.  Maqan ama ebar |title= (caawin)