Dooxa Jabuuti

(Waxaa laga soo toosiyay Webiyada Jabuuti)

Halkan waxaa ku jira liiska dooxyada Jabuuti sidoo kale loo yaqaano "Waadi". Wadanka Jabuuti waxay leedahay tiro badan oo dooxyo wakhtiyada qaar qaleyl ah. Wadanka Jabuuti ma lahan webiyo sanadkan biyo leh. Sidaas daraadeed waxaan isticmaalaynaa ereyga Doox.

Bab-el-Mandeb wax ka badal

  • We'ima Wenz
    • Alailou
    • Essulou
  • Ga'lale
    • Boussali
  • Goutoi (Kadda Dola)
  • Soudi

Gacanka Tadjoora wax ka badal

  • Obock
  • Sadai
  • Ambado
  • Ambouli Oued
  • Deydey
  • Beyadé
    • Ouâhayyi

Lamadegaanka Danakil wax ka badal

  • Gabone
  • Kalou
  • Hanlé
  • Degbour

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal