Talk:Murdiso (far)

Latest comment: 8 sannadood kahor by 197.155.72.254 in topic mahadsanid

Mudane Kali duul, salaan ka dib waxaan kugu dhiirigelinayaa inaad sii balaadhiso dhamaan bogaga aad wax ka qortey hadii aad awoodi karto. Sida ugu fiican waa in bog kasta la dhamaystiro ama la gaadhsiiyo ilaa heer aad u sareeya. Markaa waxaan kaa codsanayaa inaad qorto bogag dhamaystiran hadii aad awoodi karto. Sidoo kale waxaad ka qeyb qaadan kartaa balaadhinta bogaga qabyada ah, kuwaasi oo ku jira category-gan Category:Gumud.
Hadii aad su'aal qabto ama caawin u baahan tahay ila soo xidhiidh. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 22:32, 15 Jannaayo 2016 (UTC)Reply

mahadsanid wax ka badal

walaal waa kaa qaaday , walaal firaaqada oo aad iigu yar hadana wan dadaalayaa insha allah,

--197.155.72.254 09:38, 16 Jannaayo 2016 (UTC)Reply

Return to "Murdiso (far)" page.