Talk:Dhulka Biritishka ee Somaliland

Latest comment: 3 sannadood kahor by Maax in topic Dhulka Soomaalida ee Ingiriiska

Fadlan ciwaanka ha bedelin wax ka badal

Sidhan hilakul waxaan kaaga digayaa inaad bedesho ciwaanka bogan. Boga aad ku wareejisay Somali Coast Protectorate iyo Somali Coast Protectorate (Xeebta Soomaaliyeed ee Ingiriis) waa khalad, sababtu waa luuqad qalaad. Waxaan ku xasuusinayaa in meesha tan tahay Soomaali Wikipedia, sidaas darteed dhamaan qoraalada iyo ciwaanada waa Af-Soomaali. Hadaad su'aal qabto ila soo xidhiidh. Mahadsanid. Ismail4all (wadahadal) 03:38, 30 May 2020 (UTC)

Dhulka Soomaalida ee Ingiriiska wax ka badal

Waxaa jiro maqaal ciwaankiisu yahay Dhulka Soomaalida ee Ingiriiska oo dad badan wax ka badaleen. sida aan aniga u arko qoraalka ku qoran boggaan waa mid laga soo koobi gareeyay boggaas. sidaas darteed waxay ila tahay in boggaan loo sii toosiyo bogga aa sheegay. Maax (wadahadal) 23:06, 2 Juun 2020 (UTC)Reply

Return to "Dhulka Biritishka ee Somaliland" page.