Dhulka Soomaalida ee Ingiriiska

(Waxaa laga soo toosiyay Somali Coast Protectorate)

Coordinates: 9°33′N 44°4′E / 9.550°N 44.067°E / 9.550; 44.067

Dhulka Soomaalida ee Ingiriiska (Af Ingiriis : British Somaliland) waxa ay ahayd mustacmarad hore oo katirsanayd Midowga boqortooyada Britan waxa ay kutaalay Geeska Afrika. Kadib markii ay madax banaanideeda qaadatay waxa ay lamidawday somalilada qaybtii taliyaanigu gumaysan jiray. Gobolkani wuxuu madaxbanaanida ka qaatey gumeystihii Ingiriiska 26 Juun 1960kii maalintaasi oo ah Maalinta Xoriyada Somaliland

Astaantii Dhulka Biritishka ee Soomaaliya 1950-1960
Calankii wixii kahoreeyay madaxbanaanida

Taariikh

Qarniyadii dhexe waxa ay ahayd boqortooyo awood aad usaraysa leh oo la odhan jiray Saldanadii Cadal bilawgii qarnigii 19aad ayay ingiriisku qabsadeen xeebaha wadankan.laakiin ingiriisku si fiican gacanta ugumaydhigin ilaa ay kala wareegeen masar oo markaas gacanta kuhaysa dagaalkii labaad ee dunida waxa Dhulka Biritishka ee Soomaaliya ay gacanta u gashay ciidamada taliyaaniga ilaa ingiriisku ay markale dib u qabsadeen.waxa ay madaxbanaanida qaadatay 26-06-1960 maalmo kadib waxa ay lamidawday dadka somaliyeed qaybtii taliyaanigu gumaysan jiray sanadii. 1991 waxa ay dib ulasoo noqotay madaxbanaanideeda (Eeg Somaliland)

Xigasho

Sidoo kale fiiri

Tixraac