Sind
Sind, Sindhi (Urduu: سندھ ; Sindhi: سنڌ; Af carabi: سند; Af Ingiriis : Sindh) waa mid ka mida afarta gobol ee ugu waawayn wadanka Bakistaan kaasi oo dhaca koofur bari wadankaasi. taariikh ahaan waa meesha ay ka soo jeedaa qawmiyada sindiga, dadka degaanka ayaa u yaqaan magaca Mehran. magaalada ugu weyn ahna magaalo madaxa gobolkaan waa karaaji. waana magaalada sind waa gobolka sadexaad ee ugu wayn baaxad ahaan, iyo gobolka labaad ee ugu dadka badan, waxay xad la leedahay gobolka Balochistan galbeed, gobolka punjab ayaa woqooyi ka jira, gobolada hindiya ka tirsan ee Rajasthan iyo Gujarat ayaa bari ka xiga, bada carbeed ayaa koonfur ka jirta.
Sind سندھ سنڌ | |
---|---|
Dhismaha Ranikot | |
Nickname(s): Mehran (macnaha: Albaabka) | |
![]() Meesha kaga taalo wadanka Baakistaan | |
Maabka gobolka Sindh, Bakistan | |
Country |
![]() |
La Aasaasay |
14 Ogosto 1947 dib loo cusboonaysiiyay 1 July 1970 |
Capital | Karachi |
Largest city | Karachi |
Dowlada | |
• Nuuca | Gobol |
• Body | Golaha Gobolka |
• Badhasaab | Ishratul Ibad |
• Wasiir | Qaim Ali Shah (xisbiga PPP) |
• Maxkamada Sare | Sindh High Court |
Bedka | |
• Dhammaan | 140,914 km2 (54,407 sq mi) |
Tirada dadka (2011)[1] | |
• Dhammaan | 55,245,497 |
• Cufnaanta dadka | 390/km2 (1,000/sq mi) |
Magac kale | Sindhi |
Aag saacadeed | UTC+5 (PKT) |
ISO 3166 code | PK-SD |
Luuqadaha ugu muhiimsan |
|
Kooxaha ugu caansan |
Karachi Kings Karachi Dolphins |
Fadhiga golaha gobolka | 168[4] |
Degmo | 29 |
Magaalooyinka | 119 |
Golaha Umada | 1108[5] |
Website | sindh.gov.pk |
Meesha uu ka soo jeedo magaca SindEdit
TaariikhEdit
Soo gaaridii IslaamkaEdit
madax banaanidii bakistaanEdit
juqraafi iyo cimiloEdit
Dadka iyo bulshadaEdit
dhaqdhaqaaqa gobolka send ee dadka | |
---|---|
Indicator | Statistic |
dadka magaalada | 49.50% |
reer baadiyaha | 50.50% |
koboca dadka | 2.80% |
nisbada lab iyo dhedig | 112.24 |
ganacsatada | 22.75% |
taariikhda dadka | ||
---|---|---|
tirada | tirada dadka | reer magaalka |
1951 | 6,047,748 | 29.23% |
1961 | 8,367,065 | 37.85% |
1972 | 14,155,909 | 40.44% |
1981 | 19,028,666 | 43.31% |
1998 | 29,991,161 | 48.75% |
luuqadahaEdit
Magaalooyinka ugu caansanEdit
Magaalooyinka ugu waawayn gobolka Sindh | ||||
---|---|---|---|---|
Heerka | Caasimad | Degmada | Bulshada | |
1 | Karachi | Karachi East Karachi West |
9,339,023 | |
2 | Hyderabad | Hyderabad | 1,166,894 | |
3 | Sukkur | Sukkur | 335,551 | |
4 | Larkana | Larkana | 270,283 | |
Source: Pakistan Census 1998[6] | ||||
This is a list of each city's urban populations and does not indicate total district populations |
Gobolka sindEdit
Sr. No. | Degmo | Caasimad |
---|---|---|
1 | Badin | Badin |
2 | Dadu | Dadu |
3 | Ghotki | Mirpur Mathelo |
4 | Hyderabad | Hyderabad |
5 | Jacobabad | Jacobabad |
6 | Jamshoro | Jamshoro |
7 | Karachi Central | Karachi |
8 | Karachi East | Karachi |
9 | Karachi South | Karachi |
10 | Karachi West | Karachi |
11 | Kashmore | Kashmore |
12 | Khairpur | Khairpur |
13 | Korangi | Korangi |
14 | Larkana | Larkana |
15 | Malir | Malir |
16 | Matiari | Matiari |
17 | Mirpurkhas | Mirpur Khas |
18 | Naushahro Firoze | Naushahro Feroze |
19 | Shaheed Benazirabad | Nawabshah |
20 | Kambar Shahdadkot | Qambar |
21 | Sanghar | Sanghar |
22 | Shikarpur | Shikarpur |
23 | Sujawal | Sujawal |
24 | Sukkur | Sukkur |
25 | Tando Allahyar | Tando Allahyar |
26 | Tando Muhammad Khan | Tando Muhammad Khan |
27 | Tharparkar | Mithi |
28 | Thatta | Thatta |
29 | Umerkot | Umerkot |
DhaqaalahaEdit
AqoontaEdit
Sanad | isku celcelis qorid iyo akhrin |
---|---|
1972 | 60.77 |
1981 | 37.5% |
1998 | 45.29% |
2008 | 60.7% |
2012 | 69.50% |
Hido iyo dhaqanEdit
Cultural heritageEdit
Meelaha muhiinka ahEdit
Faiz Mahal, Khairpur
Ranikot Fort, one of the largest forts in the world
Excavated ruins of Mohenjo-daro
West bank of the River Indus
ReferencesEdit
- ↑ http://timesofindia.indiatimes.com/world/pakistan/Pak-population-increased-by-46-9-between-1998-and-2011/articleshow/12453387.cms. Soo qaatay 27 January 2016. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). Federal Bureau of Statistics - Government of Pakistan http://www.pbs.gov.pk/sites/default/files/other/yearbook2007/population/16.20.pdf. Soo qaatay 15 December 2009. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Sindh (State, Pakistan)" at Encyclopædia Britannica Online
- ↑ http://www.pas.gov.pk/index.php/members/party_pos/en/19. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://www.lgdsindh.com.pk/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). Pakistan Bureau of Statistics. 1998 http://www.pbs.gov.pk/sites/default/files//tables/POPULATION%20SIZE%20AND%20GROWTH%20OF%20MAJOR%20CITIES.pdf. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)