Shineemada Hindiya waxay ka kooban tahay aflaan laga soo saaro Hindiya,[1] halkaas oo in ka badan 13,555 (1500-2,000) oo Filim la soo saaro sannadkii.[2][3][4] Xarumaha ugu waaweyn ee wax soo saarka filimada ee dalka waxaa ka mid ah Mumbai, Hyderabad, Chennai, Kolkata, New Delhi, Amritsar, Kochi, Bangalore, Bhubaneshwar-Cuttack, iyo Guwahati. Laga bilaabo 2018, Hindiya ayaa kaalinta koowaad ka gashay soo saarista filimada sanadlaha ah.[5] Sannadkii 2015, Hindiya waxay lahayd wadarta guud ee xafiiska sanduuqa $2.1 Bilyan,[6][7] saddexaad ee ugu weyn adduunka. Dakhliga guud ee shineemo Hindiya waxa uu gaadhay $2.7 Bilyan sanadka 2019.[8]

Warshadaha waxa loo qaybiyaa luqad. Sanadka 2019, dhanka filimada Hindiga ah waxay ka dhigan yihiin 44% dakhliga soo xarooda Boxoffice-ka, waxaana ku xigay Tamil-ka iyo kuwa Telugu ah, mid walbana wuxuu ka dhigan yahay 13%.[9] Warshadaha kale ee caanka ah waxaa ka mid ah warshadaha filimada Malayalam iyo Kannada oo matalaya 5% midkiiba, sidoo kale Bengali, Marathi, Punjabi, iyo Bhojpuri filimada, oo ka dhigan 5% marka la isku daro. Marka la gaaro 2020, isku darka dakhliga soo gala dhammaan warshadaha aflaanta gobolka ayaa ka sare maray kan warshadaha filimada Hindiga.[8] Sanadii 2021, shineemo Telugu waxay ahayd filimka ugu weyn Hindiya.[10][11][12][13]

Shineemada Hindiya waa ganacsi caalami ah,[14] and Aflaantu waxay leeyihiin taageerayaal guud ahaan Koonfur Aasiya iyo Yurub oo dhan, Waqooyiga Ameerika, Aasiya, Bariga Dhexe Weyn, Bariga Afrika, Shiinaha iyo meelo kale, oo gaadhay in ka badan 90 waddan.[15]

Shirkadaha waaweyn ee Hindida ee ka shaqeeya aflaanta waxaa ka mid ah Modern Theatres, AVM Productions, Sun Pictures, AGS Entertainment, Geetha Arts, Zee, Mythri Movie Makers, UTV, Suresh Productions, Eros International, Aascar Films iyo Yash Raj Films.

Muusiga wax ka badal

Shirkadaha ugu waaweyn ee muusikada waa T-Series ee Delhi, Sony Music India ee Chennai iyo Zee Music Company ee Mumbai, Aditya Music ee Hyderabad iyo Saregama ee Kolkata.[16] Heesaaga Hindiya A.R. Raxmaan wuxuu haystaa aqoonsi caalami ah wuxuuna ku guuleystey laba Abaalmarinta Akadeemiyada.[17]

Tixraac wax ka badal

  1. Hasan Suroor (26 October 2012). http://www.thehindu.com/arts/sharmila-tagore-honoured-by-edinburgh-university/article4031942.ece. Soo qaatay 1 November 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Statista https://www.statista.com/statistics/252727/leading-film-markets-worldwide-by-number-of-films-produced/. Soo qaatay 7 June 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. http://timesofindia.indiatimes.com/city/hyderabad/Tamil-leads-as-India-tops-film-production/articleshow/21967065.cms. Soo qaatay 25 March 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. (PDF) https://web.archive.org/web/20120207042220/http://www.sebi.gov.in/dp/gvfilms.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 7 February 2012. Soo qaatay 6 February 2012.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Statista https://www.statista.com/statistics/252727/leading-film-markets-worldwide-by-number-of-films-produced/. Soo qaatay 25 August 2021.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named dna
  7. Frater, Patrick (13 April 2016). https://variety.com/2016/film/box-office/asia-expands-domination-of-global-box-office-1201752360/. Soo qaatay 19 April 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. 8.0 8.1 The Financial Express. 11 July 2020 https://www.financialexpress.com/entertainment/bollywoods-big-but-regional-cinema-is-also-raking-in-the-moolah/2020134/. Soo qaatay 9 May 2021.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. Statista https://www.statista.com/statistics/948615/india-regional-box-office-contribution-by-language/. Soo qaatay 9 May 2021.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  10. Namasthe Telangana. 5 January 2022 https://www.ntnews.com/cinema/in-this-year-tollywood-surpassed-bollywood-with-collections-at-box-office-391576. Soo qaatay 20 January 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. S, Srivatsan (7 January 2022). ISSN 0971-751X https://www.thehindu.com/entertainment/movies/the-pan-indian-strategy-of-telugu-cinema/article38163523.ece. Soo qaatay 20 January 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  12. Filmibeat.com. 5 January 2022 https://www.filmibeat.com/telugu/news/2022/box-office-2021-tollywood-surpasses-bollywood-creates-all-time-record-with-rs-1070-crore-gross-327431.html. Soo qaatay 20 January 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  13. Mukherjee, Nairita; Joshi, Tushar (22 December 2021). India Today https://www.indiatoday.in/movies/regional-cinema/story/is-south-cinema-the-new-bollywood-1890835-2021-12-22. Soo qaatay 20 January 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  14. Khanna, 155
  15. Khanna, 158
  16. Potts, 75
  17. Thompson, 74