almalik mudafar seefudiin quduz maxamuud bin mamduud (afka carabiga; الملك المظفر سيف الدين قُطُز محمود بن ممدود), waa suldaanka mamaaliikta, waana halyeygii ku jabiyay tataarka dagaalkii ceynu jaaluut kana xureeyay dhulka shaam, xilka waxa uu haayay wax ka yar hal sano, sanadkii 1260 ayaa la dilay

Seefudiin quduz
Suldaanka sedexaad ee mamaaliikta masar
Quduz bust in qaahiro
Suldaanka masar
XilkaNofembar 1259 – 24 Oktoobar 1260
Ka horeeyayMansuur cali
Ku xigayDaahir Beebaris
Suldaan of Shaam
ReignSebtembar 1260 – 24 Oktoobar 1260
Ku xigayDaahir Beebaris
Dhashay2 Nofembar 1221
Samarqanda, Dawladii khawaarzimiyiinta
Dhintey24. Oktoobar 1260(1260-10-24) (da'da 38jir)
Alsaalixiya, dawladii Mamaaliikta
Ku aasanQaahiro
Magaca oo dhameestiran
al-Malik al-Mudafar Seefudiin Qutuz
SaldanadDawladii Mamaaliikta
DiintaIslam

Horaantiisa wax ka badal

wuxuu ku dhashay magaalada samarqanda xiligiidawlada khawaarzimiyiinta, qoyska talada haayay ayay is ku dhawaayeen, aabihiis mamduud wuxuu ina adeer la ahaa Suldaanka khawaarzim calaaudiin, tataarka ayaa ku soo duulay oo dumiyay dawlada khawaarzimiyiinta, aabihiis mamduud wuxuu ku shahiiday dagaalada[1], quduz oo xiligaas yaraa waxaa qafaashay tataarka, waxaana adoon ahaan looga gaday mid ka mid ah hantiilayaasha shaam, wax barasho ayuu helay quraanka iyo xadiiska ayuu bartay, mudo ka dib mid talyo ah oo dawlada ayuubiyiinta ka mid ahaa ayaa iibsaday, quduz wuxuu ka mid noqday ciidankii la dagaalamaayay gaalada, tababro fiican ayuu qaatay, Suldaanka ayuubiyiinta saalax ayuub oo aad ugu dadaalaayay iibsashada adoomaha ayaa soo gatay, wuxuuna ku daray adoomihiisa, quduz wuxuu sii watay tababarka ilaa uu noqday mid jago fiican gaaray.

Qabashada xilka wax ka badal

La dagaalanka tataarka wax ka badal

Dilkiisa wax ka badal

Shaqsiyadiisa wax ka badal

Xigasho wax ka badal

  1. وا إسلاماه، علي أحمد باكثير صفحة 15