boqor saalax ayuub ina boqr kaamil maxamad ina boqor caadil abuubakar ina ayuub (afka carabiga: الملك الصالح نجم الدين أيوب بن الملك الكامل محمد بن العادل أبي بكر بن أيوب‌) oo lagu naaneeso aabaha furashooyinka (أبو الفتوح) [1] waxa uu ahaa kan tobaad ee boqorada ayuubiyiinta ee masar [2] waxa uuna taliyay intii u dhaxeysay 1240 ilaa 1249 waana kan aasasay mamaaliikta bada waayihiisa dambe waxa uu wajahay weerarkii saliibiga ee todobaad uu hogaaminaayay luwiiska sagaalaad boqorka faransiiska dagaalka



  1. المقريزى، السلوك، 1/402
  2. ابن إياس، 1/269