Saldhiga Cirka Insirlik (Af Ingiriis : Incirlik Air Base; Af Turki : İncirlik Hava Üssü; Af Carabi : ar‎) waa saldhig ciidamada cirka baaxadiisu waxyar ka weyntahay 3320 acres,[1] kaasi oo ku yaala xaafada İnsirlik ee magaalada Adana, Turkiga.

Saldhiga Cirka Insirlik
Incirlik Air Base
İncirlik Hava Üssü
Qeyb ka ah Ciidanka Cirka Maraykanka (USAFE-AFAFRICA)
İncirlik, Adana, Turkey
Diyaaradaha Xamuulka Dagaalka Maraykanka oo kacaysa
Incirlik AB is located in Turkey
Incirlik AB
Incirlik AB
Location of Incirlik Air Base, Turkey
Meesha dhacdo37°00′07″N 035°25′33″E / 37.00194°N 35.42583°E / 37.00194; 35.42583 (Incirlik Air Base)
Sharaxaad Dheeraad ah
MaamulkaCiidanka Cirka Turkiga / Ciidanka Cirka Maraykanka
Taariikhda Meesha
La dhisay1951
Isticmaalka1955–wakhti xaadirkan
Xasuus iyo Xurmayn
Xurmayn
39th Air Base Wing
Airfield information
IATA: UABICAO: LTAG
Macluumaad Guud
Joogga Heerka badda 240 ft / 73 m
Isuduwe
Website www.incirlik.af.mil
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
ft m
05/23 10,000 3,048 Concrete

Saldhigga Incirlik Waa saldhig militari Ciidamada Circa NATO ee ku yaala koonfurta dalka Turkiga.

Tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". www.incirlik.af.mil. Waxaa laga kaydiyay the original 2015-09-27. Soo qaatay 2016-04-20.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)