Salaad Duhur Af Carabi : ar‎ Waa salaada Labaad ee ka danbeysa Subaxa kana horeysa Casirka, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Salaada Duhur waxaa ka horeeyo 4 rakco oo sunno ah waxaana ka danbeyso 2 rakco oo sunna ah.

Sidoo kale fiiri wax ka badal