Salaada Casir

(Waxaa laga soo toosiyay Casir)

Salaad casar (Af Carabi : ar‎) Waa salaada dhexe waxeyna kamid salaadaha sida weyn uga hadlay quraanka, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Salaada casir malahan wax salaad sunna ah oo ka dambeeya ilaa laga gaaro Salaad maqrib. qofkii tukadaa salaad barday (salaada waqtiga qabow) salaada subax iyo salada casar qofkii tukadaa janada ayuu galayaa.

Sidoo kale fiiri

wax ka badal