Salaada Subax

Salaada subax () Waa salaada ugu horeyso salaadaha shanta ah waxeyna kamid tahay salaadaha sida weyn uga hadlay Nabiga(NNKH),oo uu yiri "ninkii Tukada labada qaboobe Jannada ayuu galaa" waxayna ka koobantahay 2 rakco. Salaada Subax waxaa ka horeeyo 2 rakco oo sunna ah.

Sidoo kale fiiriEdit