Saacad ama Goorshee (ingiriis: Clock ama watch) waa aalad ama shay aadame samee ah oo lagu cabiro wakhtiga.

Waxaa jira noocyo badan oo Saacada ah, sida saacada gacanta, saacada gidaarka, saacada gaadiidka iyo kuwo kale oo badan.

Guud ahaan saacadu waxay sheegtaa wakhtiga.