Rag
Raganimo (Af Ingiriis : Masculinity; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Ninnimo[1], waa dabeecad, dhaqan iyo astaan ay yeeshaan labka dadka taasi ooy leeyihiin nimanka iyo wiilasha baaluq gaarayn. Farqiga gaar ah ee uu dhexeysa dumarka iyo ragga waa saxaaxda, gaar ahaan guska iyo siilka.
Raganimo | |
---|---|
Sinjiga | lab |
Astaanta | muruqyo waaweyn, kurxin, cod weyn |
La xidhiidha | Nin, wiil, doob |
Hordhac
Raganimo waa marxalad, dhaqan iyo astaan ay leeyihiin labka dadka taasi oo saameyn ku yeelata nolosha ninka iyo wiilasha. Sida caadiga ah, raganimada waxaa qeyb weyn ka qaata dabeecada bayoloji ee jidhka dadka[2][3]
Dhaqdhaqaaqyada ee ragga uu gaar ah, waxaa ka mid ah MGTOW (ragga gooni-isu-taag).
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ "Gobolada Dhexe Soomaaliya waxaa loo yaqaanaa Jocor.
- ↑ Marianne van den Wijngaard|title=Reinventing the sexes: the biomedical construction of femininity and masculinity. Race, gender, and science, Indiana University Press 1997, 171 pages
- ↑ Hale Martin, Stephen Edward Finn Masculinity and Femininity in the MMPI-2 and MMPI-A, U of Minnesota Press 2010, pages 310