Keenisyo

xubnaha taranka
(Waxaa laga soo toosiyay Saxaax)

Keenisyo ama keenisyada (af-ingiriis: "genitalia" ama "private parts") waa xubnaha jidhka oo loo isticmaalo kaadi iyo galmo. Saxaaxda dumarka iyo gabdhaha waa siil. Saxaaxda ragga iyo wiilasha waa gus iyo xiniinyaha.

Saxaaxda ragga
Saxaaxda dumarka