Galmo
- Kani waa maqaal ku saabsan isku-tega labka iyo dhediga noolaha.
Galmo, Wasmo (ingiriis: sex; carabi: جنس) waa iskutega labka iyo dhediga noolaha si ay u tafiirmaan isla markaana u raaxeystaan. Tafiiranka galmada waxaa ka mid ah marka ay isgaadhaan manida (shahwada) raga iyo ukunta dumarka, taasi oo suurta-gelisa abuuranka unugyo cusub oo farsamaha Ilaahay ku noqda nolol.

Xasharaad galmoonaya
Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso. |
Galmada waa mid jaadad badan inkastoo jaadka ugu caansani uu yahay isu taga lab iyo dhadig iyagoa oo adeegsanaya xubnaha ku haboon ee soo jireenka ahaa sida 'Siil iyo gus .