RPG (gantaal)

Hub laga rido gantaalka

RPG ama Saban sida soomaalidu u taqaanno (Af Ingiriis : Rocket-propelled grenade) oo ah gantaal garabka laga rido, waa lidka Taangiyada  iyo gaadiidka cadowga, waa qori afka loo galiyo Gumac weyn oo bambo ka samaysan taasoo leh baalal ay ku duusho, gumacaas qarxaya ayaa wata qayb dambe oo qarxiso ah oo gadaasha dambee qoriga ka baxda markii gumaco baxo, Qoriga ayaa laga ridi karaa intii loo baahdo oo baalooto, halka qaar hal mar kaliya laga rido iyagoo u baahan xilli ay ku qaboobaan.[1]

Gantaalka Garbaha laga rido ee RPG-7 ama Saban 

Sifaale wax ka badal

Xabada sabanka ayaa loogu talo galay inay duleeliso gaadiidka cadow isla markaana ay ku qaraxdo iyadoo gaarsiinaysa waxyeelo weyn, waxaa kaloo adeegsadaa baabuurta ciidanka qaada iyo kuwa qoryuhu saaranyihiin, waxaa kaloo lagu qarxin karaa meelaha ay cadowgu ku urursanyihiin.

Qorigaan ayaa noocyo badan oo kale dambeeyay xaga tayadana ku kala fiican, noocyadiisa waxaa ka mida, waxaana sameeya wadamo badan sida ruushka jarmalka iyo maraykanka.


Sawirro wax ka badal

 
Dagaalkii fiitnaam RPG-2.
 
Xabada Sabanka
 
Qaybaha Qarxisada1: Aerodynamic cover; 2: Air-filled cavity; 3: Conical liner; 4: Detonator; 5: Explosive; 6: Piezo-electric trigger
 
Askari mangooliyaan ah oo waata saban aan cabbaysnayn.
 
Mucaaraka Afrikada dhexe
 
Askari Bulgeeriyaan ah oo wata RPG
 
1974 urur iska caabin oo ka jiray Burtuqiiska
 
Askari jarmal ah oo adeegsanay qoriga sabanka
 
Gantaallo uu sameeyay midowgii sofiyeetka/Ruushka


Sidoo kale eeg wax ka badal

Tixraac wax ka badal

{{reflist|30em|refs= [2] <ref name="militaryfactory">. Militaryfactory.com. 2013-11-21 http://www.militaryfactory.com/smallarms/detail.asp?smallarms_id=10. Soo qaatay 2014-05-08.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

  1. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named dictionary army
  2. How Rocket-Propelled Grenades Work howstuffworks.com