Qarax (Af Ingiriis : explosion; Af Carabi : ar‎) waa marka awood badan si dhaqso ah uga soo baxdo meel ay ku jirtay taasi oo dhalisa heerkul kor-u-kaca iyo neefo hawada lagu soo daayo. Qarxin waa kordhidda tamarta oo heerkuleyl iyo gaas samayso.

Meel qarxin ah
Qarxinta 16 tan oo walxo qarxa ah.
Meel qiiqa iyo ololku isqabsaday qarax ka dib.

qarxinta waa maado weyn oo loo yaqaano tnt waa maadada qaraxa sababa.

Tixraac