Qolobaa Calankeed waa heesta calanka Soomaaliya. Qoraagu waa Xuseen Aw-Faarax, Laxanka waxaa sameeyay Abdullahi Qarshe[1].

Qolobaa calankeed

National Heesta calanka Soomaaliya
EreyadaXuseen Aw-Faarax
LaxankaAbdullahi Qarshe

Heeso wax ka badal

sidoo kale fiiri : Soomaaliyeey toosoo

Chorus wax ka badal

  • (𝄆)Qolobaa calankeedu,

waa ceynoo,(𝄇)

  • Innaga keenu waa,

Cirkoo kala ee,

  • aan caadna lahayn,

Ee caashaqaye.

  • (𝄆)Xiddigyahay caddi waad,

Naa ciidamisee, (𝄇)

  • Carradaa keligaa

adow curadee,

  • cadceedda sideeda,

caan noqo ee!

  • (𝄆) Cashadaad dhalataa

caloosheennee, (𝄇)

  • Sidii culaygii

cidaad marisee,

  • Allow ha ku celin,

"Cawooy!" dhahe ee

Sidoo Kale Fiiri wax ka badal

Xogta wax ka badal

  1. nationalanthems.info https://nationalanthems.info/so.htm. Soo qaatay 2023-06-26.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

Tixraac wax ka badal

Xiriirinta dibadda wax ka badal

Template:National anthems of Africa