Portal:Saynis/Sayniska Dabiiciga

Bogga Hore   Sayniska Dabiiciga   Sayniska bulshada   Cilmiga nolosha Dabagal

Sayniska dabiiciga


Sayniska Dabiiciga waa sayniska lagu darso dhinacyada fisikiska dabiiciga ah ee maaddo ee aan dad ahayn dhammaan muuqaaladiisa laga helo dhulka Dhulka iyo Dunida ee nagu hareereysan. Wuxuu isku dayaa sayniska dabiiciga ah in uu noo sharxo qaabka uu u shaqeeyo caalamka iyo waxyaabaha soo ifnaxay ee hadda jira sida xaaladda aragtiyada dabeecada wuxuuna isku dayaa inta tabartiisa ah in uu ka fogaado fasiraadda waxyaaba dhici doona ee naga maqan.

img_frameless
img_frameless