Milme

Milme (ingiriis: Solute) waa sheyga sameeya millan marka lage dhex daro Mille. Tusaale ahaan, marka sonkor (milme) lagu dhex daro biyo (mille) waxaa soo baxa biyo macaan (millan).