Mariid (Af Ingiriis : sickness) waa isbedel ku dhaca qayb ka mid ah ama gebi ahaan jidhka dadka, xoolaha iyo xayawaanka, taas ooy keento cuduro ay dhaliyaan bakteriya, fayras ama funji iyo wixii la mid ah.

Si xanuunka looga bogsada iyo caafimaado, bukaanku wuxuu qaataa noocyo kala duwan oo daawo ah.

Sidoo kale

wax ka badal